Follow Us:

Somali Bureau of Standards

Establishing Robust Quality Infrastructure in Somalia

Waxa uu maareyhu war bixin guud ka bixiyay siiyay  arintii ku saabsnaydd tender ka oo uu sheeegay in gebi ahaanba tender kii dib loo dhigay ilaa xukuumad cusub lasoo doorto siduu cadeyay Raysal wasaaraha.

Sidoo kale wxa uu maareyuhu sheegay in budget kii $50,000 ahaa kaliya lagasoo ogolaaday $20,000 oo  laga soo saarayo qasnada wasrada maaliayada  oon laga soo saarin sanduuqa SOBS

Maareyhu wuxu sheegay in strategic plankii iyo Quality policy gii ay diyaar yiihiin ayakoo ku qoran afka ingiriisiga.

Sidoo kale maareyuhu wuxuu sheegay in SOBS ay si dhamaystiran ugu biirtay ururka smiic isla sidoo kale la buuxiyay dhamaan shuruudihii ku biiritaanka ISO lana sugayo aqbalaadooda

 

Sidoo kale wuxu cadeyay maareyuu in xubintii matalaysay wasaarada caafimdka ee gudida SOBS ay diyaar tahay welibana codsanay in laga soo dhigo qof dumara